Maroodi Mataxadare ah iyo Gooryaan-Dhuleed Qabiid ah [electronic resource]
Dini, Omar2024
eBook
Maroojiye oo ah maroodi mataxadare ah, marnaba ma qorsheyn inuu shaqsi waxyeelo u geysto. Haddana xayawaanada ku nool agagaarka baliga Bu'aale waxay ku eedeeyaan inuu dhibaateeyo xayawaanada kale iyo degaanka. Waxay ugu hanjabeen inay kasaarayaan dhulkooda hadduu siiwado waxyeelaynta degaan. Nasiib darro, adduunkiisu wuxuu foolxumaaday markii maxkamadda xawaanada oo go'aamin rabta hadduu qalad kale galo in dhulka xawaanada laga cayriyo uu laqay gooryaan-dhuleed qabiid ah oo sideed inji jeeda. Laakiin xawaanadii oo iska ilaabay qaladkuu horay u galay ayaa usoo gurmaday si ay u badbaadiyaan naftiisa.
Author:
Imprint:
[Place of publication not identified] : Omar Dini, 2024
Collation:
1 online resource (1 text file)
ISBN:
9781739598266
Language:
Somali
BRN:
4274110